Office
Telephone: 252 2 520013/ 252 2 427310/252 2 409125
E-mail: shuro4rights@gmail.com
Hargeisa, Som=
aliland
Ujeedo: Bayaan
23/05/200=
7
Guddida
nabadgalyada Somaliland oo ku xadgudubtay
xuquuqda iyo xoriyadaha muwaadiniinta.
Isku x=
idhka
ururada xuquuqda aadamaha Somaliland waxa uu mudo dheer ku hawlanaa sidii w=
ax
looga qaban lahaa guddiyada nabadgalyada, kuwaa soo kulakacay muwaadiniinta
Somaliland xadgudubyo ka dhan ah xaqa iyo xoriyadaha ay dammaanad qaadeen d=
estoorka
Somaliland iyo aaladaha xuquuqda aadamiga aduunku.
&=
nbsp;
Isku x=
idhka
ururada xuquuqda aadamiga heer qaran (Shuro-Net) oo ay ku midoobaan dhammaan
ururada xuquuqda aadamiga Somaliland, waxa uu xogogaal u yahay xadhigyo sha=
rci
darro ah iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadamiga, kuwaa soo ay gaysteen
guddiyada nabadgalyadu, iyagoo adeegsanaaya xeerka xasilloonida guud ee 1963
(Public order law) kaa soo uu xaaraan timeeyay barlamanaka Somaliland sanad=
kii
1999, kuna tilmaamay mid baal marsan destoorka Somaliland ,Shareecada Islaa=
mka
iyo baaqyada caalamiga ah ee xuquuuqda aadamiga.
&=
nbsp;
Guddiy=
ada
nabadgalyada oo ka kooban xubno ka tirsan waaxda fulinta, ayaa haba yaraatee
aanay jirin wax sharci ah oo ay ku fadhiyaan, waxa ay boqolaal muwaadiniin =
ah u
taxaabay xabsiyada Somaliland sanadadii =
ugu
dambeeyay, iyaga oon horkeenin maxkamad sharci ah, islamrkaana aan u ogolaa=
nin
xuquuqda aasaasiga ah ee uu cadeeyay destoorka Somallaind. Dadkaasi oo
tiradoodu malinba maalinta ka dambaysa ay sii kordhayso, ayaa qaar badan oo
kamidi ka cabanayaan caafimaad darro iyo adeegyada xabsiyada oo aad u liita=
.
&=
nbsp;
Xabsig=
a Madheera
oo ku yaal jidka u dhaxeeya Hargiesa iyo Barbara, xabsigaas oo 93 Km dhinaca
waqooyi bari ka xiga caasimada Hargeisa, ayaa dad tiradoodu gaadhayso afar
boqol iyo laba iyo todobaatan qof ay ku xidhan yihiin, boqol iyo sadex iyo
afartan ka mida dadkaasi waxa ay u xidhanyihiin guddida nabadgalyada, dadka=
ni
oo iskugu jira qaar la xukumay iyo qaar rumaan ah, ayaa loo soo xidhxidhay =
sifo
ka baxsan sharciga. Dadkaasi waxaa ku jira labo iyo toban qof oo bukaan jii=
f ah
oo qaba cudurka loo yaqaano TB, waxayna xaaladooda caafimaad maraysaa meel =
aad
u xun, sida ay noo xaqiijiyeen kormeerayaal ka tirsan isku xidhka ururada
xuquuqda aadamiga Somaliland. Sidoo kale=
waxaa
ku jira xabsiyada Burco,Boorama,Gabilay iyo magaalooyin kale oo ka mida dal=
ka Somaliland dad badan
oo ay si sharci darro ah u xidhxidheen guddiyada nabadgalyadu.
&=
nbsp;
12/05/=
07 Abaaro
11:00 am ayaa isku xidhka ururada xuquuqda aadamiga somaliland u gudbiyeen
maxkamada sare ee Somaliland dacwad dest=
oori
ah oo ka dhan ah sharciyada jiritaanka guddiyada nabadgalyada. Dacwadaas oo=
uu
gudbiyay garyaqaanka isku xidhka ururada xuquuqda aadamaha Somaliland Ibrah=
im
Iidle Sulayman, ayaa gudoomiyaha
Maxkamada Sare Dr Maxa=
med Xirsi
Omane ganafka ku dhuftay qabashada dacwadaasi isaga oon haba yaraatee aan
sheegin sababo macquul ah oo uu ku diiday qabashada dacwadaasi.
&=
nbsp;
In yar=
kadib waxaa isku xidhka ururada xuquuqda
aadamigu ay qabteen shir jara`id oo ay kaga war bixiyeen kiiska ladiiday
qabashadiisa iyo sababaha ku kalifay inay kiiska horgeeyaan Maxakamada
Sare..Wax yar ka dib goobta waxaa yimid ciidamo bilays ah oo gudoomiyaha
maxkamadda sare dalbaday, kuwaa soo garaacis iyo cagajuglayn ku bilaabay
dhammaan suxafiyiintii iyo hawl-wadeenadii ka socday ururada xuquuqda aadam=
iga
ee goobtaa joogay, waxaa kaloo uu amar ku bixiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sa=
re
in xabsiga loo taxaabo gudoomiyaha isku xidhka ururada xuquuqda aadamiga Za=
mzan
Abdi Aden iyadoo haba yaraatee aanay jirin wax denbi ah ooy geysatay. Gudoo=
miye
Zamzam ayaa la siidaayay muddo yar kadib markii uu arinta soo dhexgalay
taliyaha bilayska Hargeisa Abdi Guun, kaas oo furdaamiyay arintii
cakirnayd,.Waxaa kaloo iyaguna goobta caga juglayn iyo aflagaado loogu gays=
tay
xubno ka tirsan dadka laga tirada badan yahay, kuwaa soo kamid ah isku xudh=
ka
ururada xuquuqda aadamiga Somaliland.
&=
nbsp;
Hadaba=
guddidan
nabadgalyada oo ay mudo dheer ka hadlaayeen ururada xuquuqda aadamigu iyo
ururka caanka ah ee qurbajooga Somaliland oo looyaqaano (Somaliland forum) =
ayna
ka soo saareen baaqyo aad u badan, islmarkaana ay kaga hadleen xadgudubyada=
iyo
xadhigyada sharci darada ah kuwaa soo ay gaystaan Gudiyada Nabadgalyadu, ay=
aa
xukuumada Somaliland wax dheg ah aanay u dhigin, sidaa awgeed waxaanu mar k=
ale
uugu baaqaynaa xukuumadda Somaliland in si deg deg ah arintan wax uga qabat=
o,
ayna garab istaagto hawl-wadeenada isu xilsaaray inay dacwada ka dhanka ah
guddida nabadgalyada geeyaan maxkamada sare, taa soo inoo horseedi karta in=
aynu
noqono bulsho ku kala baxda shariciga iyo distoorka
&=
nbsp;
Isku x=
idhka
ururada xuquuqda aadamaha Somalilnd (Shuro-Net) waxa uu xasuusinayaa guddida
nabadgalyada inay jabiyeen xeerarkan hoos ku qoran.
- Qodobka 25(1) aad ee destoorka. Qofna
xorriyaddiisa loogama qaadi karo si aan xeerka waafaqsanayn (2) aad. <=
/span>Ma banaana in qofna la qabto, =
la
baadho ama la xayiro haddii uusan markaa dembi faraha kula jirin ama a=
anu
amar qabasho oo sababaysan ku soo saarin garsoore awood u lihi. <=
/o:p>
- Qodobka 26 (3) aad ee destoorka. Eedaysanuhu waa dembi laawe in=
ta aanay
Maxkamad horteeda kaga caddaanin dembiilenimo.
- Qodobka 26 (1) aad ee destoo=
rka. Ciqaab iyo dembi w=
aa wixii
qodob xeer ama qaanuun jideeyey, waxaana reeban in ciqaabta loo fuliyo=
hab
aan xeerka waafaqsanayn.
- Qodobka 27(2) aad ee destoorka. Qofka xorriyadda looga qaaday
fal-dembiyeed lagu eedeeyey awgeed, waxa uu xaq u leeyahay in lagu
horgeeyo Maxkamad 48 (sideed iyo afartan) saacadood; laga bilaabo mark=
a la
qabtay.
- Qodobka 27 (6) aad ee destoorka. Eedaysanuh=
u waxa uu xaq u leeyahay in go&=
#8217;aan
Maxkamadi ku riday uu racfaan uga qaato Maxkamadda ka saraysa. =
o:p>
- Qodo=
bka 28
(2) aad ee destoorka. Qof kastaa waxa uu xaq u leeyahay in uu iska difaaco
Makamadda horteeda. .
- Qodobka 21 aad ee destoorka.
Waaxaha xeer-dejinta, fulinta iyo garsoorka ee qaranka iyo kuwa dawlad=
aha
hooseee, gobollada iyo degmooyinka Jamhuriyadda Somaliland heer kasta =
ha
ahaadeene, waa in ay ilaaliyaan xuquuqda aasasiga ah ee muwaadiniinta.=
- Qodobka 27(9) aad ee distoor=
ka, Wa
dembi gaar ah oo mutaysanaya ciqaab in lagu xadgudbo xorriyadda qofka.=
- Qodobka 460 ee xeerka Ciqaab=
ta.
Qofkii xorriyadda qof kale si xaq daro ah uga xayuubiyaa waxa uu
muteysanayaa ciqaab ilaa 8 sanadood oo xadhig ah.
- Qodobka 461 aad ee xeer ciqa=
abta.
Masuulka si xaqdaro ah u qabta ama isagoo xabsi madax uu ka yahay ogal=
aado
xidhitaanka qof aan si sharci ah loo soo qaban wuxuu muteysanayaa ciqa=
ab
ilaa 3 sanadood ah.
- Qodobka 99 (1) aad ee distoo=
rka.
Hay’adaha
Garsoorku waxa ay ka kooban yihiin Maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta
- Qodobka 155 (1) aad ee disto=
orka. Dastuurka ayaa ugu
sarreeya xeerka dalka, xeer kasta oo aan isaga waafaqsanaynina, waxa uu
noqonayaa waxba kama-jiraan.
- Qodabka 9 aad ee baaqa caala=
miga
ah ee xuquuqda aadamaha.qofna lama xidhi karo,lama hayn karo,ama looma
fustaafurin karo si sharci darro ah.
- Qodabka 10 aad ee baaqa caal=
amiga
ah ee xuuquuqd aadamiga. Qofka kasta oo lagu soo oogo dacwad ciqaab ah
wuxuu xaq uleeyahy in loo aqoonsado inuu yahay dambi laawe,ilaa lagu
cadeeyo inuu yahay dambi=
ile si
sharci ah maxkamad furan oo xor ah horteed.
- Qodobka 130 (5) ee destoorka=
.Dalka
jamhuuriyadda Somaliland waxa lagaga
dhaqmayaa xeerarkii hore loogaga dhaqmi jiray ee aan ka hor imanayn
Shareecada Islaamka ,xuquuqda qofka iyo xorriyaadka asaasiga ah.
- Qodobka 40 aad ee xeerka hab=
ka
ciqaabta .Cida awood u leh soo saarista waaran ama amar xadhig waa
garsoore maxkamadeed oo ku guda jira hawsha garsoor iyo gudoomiyaha
maxkamadda.
&=
nbsp;
Madaxwaynaha Somaliland, Mudane Dahir Riyaale Ka=
hin : Mudane Madaxwayne, waxaanu si sharaf ku jirto kaaga codsanaynaa
inaad hawshan nagala qayb qaadato ,ood garab istaagto dhawaaqyada ka soo
yeedhaya muwaadiniinta ku doortay ee sida xalaasha ah kuu doortay ,ood
taageerto tirtiridda guddida nabadgalyada kuwaa soo cabasho wayn ay ka
muujiyeen shacbi waynaha reer Somaliland .
&=
nbsp;
Mudane=
madaxwayne
waxaad ogtahay inaad ummaddan u dhaaratay uguna dhaaratay inaad ku hagayso
sharciga iyo distoorka, hadaba joogitaanka Guddiyada Nabadgalyadu wuxuu toos
uuga soo horjeedaa distoorka dalka iyo baaqyada caalamiga ah ee xuquuqda
aadamiga. Waxay taariikhdu xusi doontaa garab istaaga aad garab istaagto
arintan iyo go`aanka aad ka qaadato, waxaa kaloo ay saamayn ku yeelan doont=
aa
mustaqbalkaaga siyaasadeed. Waxaanu kaa codsanaynaa in la siidaayo dhammaan
dadka ay xidh-xidheen Guddida Nabadgalyadu hadii ay galeen dambina la horke=
eno
maxkamad sharci ah.
&=
nbsp;
Baarlamaanka :Inka=
stoo
aanu ognahay inay golaha wakiiladu arintan mar hore ka hadleen go’aamo
aad u dhaxal galeen ahna ka soo saareen ayaa hadana wali wax isbadali aanu
jirin, sidaa daraadeed waxaanu mudanayaal idinka codsanaynaa inaad mar laba=
ad
aad gashaan abaabul aad u culus kaa soo aad ku xaaraan timaynaysaan Guddida
Nabadgalyada iyo Xeerka xasiloonida guud ee 1963(Public order law)=
p>
Mudana=
yaal
ummaddani idin dooratay waxay idiin doorteen inaad ilaalisaan xuquuqdooda, =
ood
fiirisaan inay xukuumaddu sharciga ku dhaqmayso,hadaba waxaanu idinka
codsanaynaa inay labada gole si wada jir ah arintan u galaan oo ay ka soo
saaraan xeer xaaraan timaynaaya guddiyada nabadgalyada.
&=
nbsp;
Xisbiyada Qaranka.=
Waa
marag ma doon in xisbiyada qaranku kaalin muhiim ah ka qaateen sidii loo
baabiin lahaa guddida nabadgalyada, iskuna dayeen inay horgeeyaan maxkamada
sare, sidaa awgeed waxaanu si sharaf leh uuga codsanaynaa inay mar kale kaalin muhiim ah ka gaystaan .Waxa=
anu
sadexda xisbi qaran ugu baaqaynaa inay go`aamo adag kasoo saaraan
guddiyada nabadgalyada, oo ay=
u
gargaaraan muwaadiniintii doortay, kuwaa soo qaar badan oo kamidi ay
xabsiyada ku jiraan iyagoon l=
agu
xidhin sifo sharci ah .
Maxkamada sare. Is=
ku
xidhka ururada xuquuqda aadamaha Somaliland (Shuro-Net) wuxuu aaminsanyahay=
in
maxkamadda sare ay tahay meesha kaliya ee wax kabadali karta dhaqangalinta
sharciga, una horseedi karta ummadda cadaalad sax ah iyo sinnaan, sidaa
daraadeed waxaanu si sharaf leh uuga codsanaynaa maxkamada sare inay maanta
qaadato go`aan lama ilaabaan ah oo ay garab istaagto dhaqdhaqaaqyada ka dha=
nka
ah gudiyada nabadgalyada kuwaa soo fara maroojiyay shaqadii garsoorka. Waxa
aanu xaq uleenahay inaanu dacwad destooriya ka furano maxkamada sare, taa s=
oo
uu noo dammaanad qaaday destoorka Somaliland.
Waxaanu ku rajo waynahay inay maxkamada sare dib u eegi doonto go`aankii aa=
y ku
diiday inay aqbasho dacwada ka dhanka ah guddida nabadgalyada, ooy soo saaa=
rto
xukun taariikhiya, kasoo lagu xasuusan doono garsoorka dalka Somaliland.
&=
nbsp;
Ugu da=
mbayntii
waxaanu umadda Somaliland u sheegaynaa i=
n aanu
aad u danaynayno amniga wadanka iyo horumarkiisa taasina waxay ku iman kart=
aa
iyadoo la dhawro sharciga wadanka iyo distoorkiisa. Waxaanu ummada u sheega=
ynaa
inaanu ka soo horjeedno cid kasta oo rabta inay ummadan dhib u gaysato,
islamarkaana xadgudubyo ka gasho iyadoo adeegsanaysa magaca Dawlada. Waxaan=
u ku
boorinaynaa xukuumadda Somaliland inay
tixgaliyaan xorriyadaha aasaasiga ah ee uu dammaanad qaaday distoorka dalku,
ayna dhawraan dimuquradiyada curdin ka ah ee ay ku hana qaaday Jamhuriyadda
Somaliland.
&=
nbsp;
&=
nbsp;
&=
nbsp;
Samsam Abdi Adan =
&nb=
sp; =
&nb=
sp;
=
&nb=
sp; Mubarik Ibrahim Aar
Gudoomiyaha Shuro-Net =
&nb=
sp; =
=
=
Agaas=
imaha
Shuro-Net <=
/b>
------=_NextPart_01C7A121.FDD9CA90
Content-Location: file:///C:/A748DA37/ShuroNetBayaan230507_files/themedata.thmx
Content-Transfer-Encoding: base64
Content-Type: application/vnd.ms-officetheme
UEsDBBQABgAIAAAAIQCCirwT+gAAABwCAAATAAAAW0NvbnRlbnRfVHlwZXNdLnhtbKyRy2rDMBBF
94X+g9C22HK6KKXYzqJJd30s0g8Y5LEtao+ENAnJ33fsuFC6CC10IxBizpl7Va6P46AOGJPzVOlV
XmiFZH3jqKv0++4pu9cqMVADgyes9AmTXtfXV+XuFDApmaZU6Z45PBiTbI8jpNwHJHlpfRyB5Ro7
E8B+QIfmtijujPXESJzxxNB1+SoLRNegeoPILzCKx7Cg8Pv5DCSAmAtYq8czYVqi0hDC4CywRDAH
an7oM9+2zmLj7X4UaT6DF9jNBDO/XGD1P+ov5wZb2A+stkfp4lx/xCH9LdtSay6Tc/7Uu5AuGC6X
t7Rh5r+tPwEAAP//AwBQSwMEFAAGAAgAAAAhAKXWp+fAAAAANgEAAAsAAABfcmVscy8ucmVsc4SP
z2rDMAyH74W9g9F9UdLDGCV2L6WQQy+jfQDhKH9oIhvbG+vbT8cGCrsIhKTv96k9/q6L+eGU5yAW
mqoGw+JDP8to4XY9v3+CyYWkpyUIW3hwhqN727VfvFDRozzNMRulSLYwlRIPiNlPvFKuQmTRyRDS
SkXbNGIkf6eRcV/XH5ieGeA2TNP1FlLXN2Cuj6jJ/7PDMMyeT8F/ryzlRQRuN5RMaeRioagv41O9
kKhlqtQe0LW4+db9AQAA//8DAFBLAwQUAAYACAAAACEAa3mWFoMAAACKAAAAHAAAAHRoZW1lL3Ro
ZW1lL3RoZW1lTWFuYWdlci54bWwMzE0KwyAQQOF9oXeQ2TdjuyhFYrLLrrv2AEOcGkHHoNKf29fl
44M3zt8U1ZtLDVksnAcNimXNLoi38Hwspxuo2kgcxSxs4ccV5ul4GMm0jRPfSchzUX0j1ZCFrbXd
INa1K9Uh7yzdXrkkaj2LR1fo0/cp4kXrKyYKAjj9AQAA//8DAFBLAwQUAAYACAAAACEAlrWt4pYG
AABQGwAAFgAAAHRoZW1lL3RoZW1lL3RoZW1lMS54bWzsWU9v2zYUvw/YdyB0b2MndhoHdYrYsZst
TRvEboceaYmW2FCiQNJJfRva44ABw7phhxXYbYdhW4EW2KX7NNk6bB3Qr7BHUpLFWF6SNtiKrT4k
Evnj+/8eH6mr1+7HDB0SISlP2l79cs1DJPF5QJOw7d0e9i+teUgqnASY8YS0vSmR3rWN99+7itdV
RGKCYH0i13Hbi5RK15eWpA/DWF7mKUlgbsxFjBW8inApEPgI6MZsablWW12KMU08lOAYyN4aj6lP
0FCT9DZy4j0Gr4mSesBnYqBJE2eFwQYHdY2QU9llAh1i1vaAT8CPhuS+8hDDUsFE26uZn7e0cXUJ
r2eLmFqwtrSub37ZumxBcLBseIpwVDCt9xutK1sFfQNgah7X6/W6vXpBzwCw74OmVpYyzUZ/rd7J
aZZA9nGedrfWrDVcfIn+ypzMrU6n02xlsliiBmQfG3P4tdpqY3PZwRuQxTfn8I3OZre76uANyOJX
5/D9K63Vhos3oIjR5GAOrR3a72fUC8iYs+1K+BrA12oZfIaCaCiiS7MY80QtirUY3+OiDwANZFjR
BKlpSsbYhyju4ngkKNYM8DrBpRk75Mu5Ic0LSV/QVLW9D1MMGTGj9+r596+eP0XHD54dP/jp+OHD
4wc/WkLOqm2chOVVL7/97M/HH6M/nn7z8tEX1XhZxv/6wye//Px5NRDSZybOiy+f/PbsyYuvPv39
u0cV8E2BR2X4kMZEopvkCO3zGBQzVnElJyNxvhXDCNPyis0klDjBmksF/Z6KHPTNKWaZdxw5OsS1
4B0B5aMKeH1yzxF4EImJohWcd6LYAe5yzjpcVFphR/MqmXk4ScJq5mJSxu1jfFjFu4sTx7+9SQp1
Mw9LR/FuRBwx9xhOFA5JQhTSc/yAkArt7lLq2HWX+oJLPlboLkUdTCtNMqQjJ5pmi7ZpDH6ZVukM
/nZss3sHdTir0nqLHLpIyArMKoQfEuaY8TqeKBxXkRzimJUNfgOrqErIwVT4ZVxPKvB0SBhHvYBI
WbXmlgB9S07fwVCxKt2+y6axixSKHlTRvIE5LyO3+EE3wnFahR3QJCpjP5AHEKIY7XFVBd/lbobo
d/ADTha6+w4ljrtPrwa3aeiINAsQPTMR2pdQqp0KHNPk78oxo1CPbQxcXDmGAvji68cVkfW2FuJN
2JOqMmH7RPldhDtZdLtcBPTtr7lbeJLsEQjz+Y3nXcl9V3K9/3zJXZTPZy20s9oKZVf3DbYpNi1y
vLBDHlPGBmrKyA1pmmQJ+0TQh0G9zpwOSXFiSiN4zOq6gwsFNmuQ4OojqqJBhFNosOueJhLKjHQo
UcolHOzMcCVtjYcmXdljYVMfGGw9kFjt8sAOr+jh/FxQkDG7TWgOnzmjFU3grMxWrmREQe3XYVbX
Qp2ZW92IZkqdw61QGXw4rxoMFtaEBgRB2wJWXoXzuWYNBxPMSKDtbvfe3C3GCxfpIhnhgGQ+0nrP
+6hunJTHirkJgNip8JE+5J1itRK3lib7BtzO4qQyu8YCdrn33sRLeQTPvKTz9kQ6sqScnCxBR22v
1VxuesjHadsbw5kWHuMUvC51z4dZCBdDvhI27E9NZpPlM2+2csXcJKjDNYW1+5zCTh1IhVRbWEY2
NMxUFgIs0Zys/MtNMOtFKWAj/TWkWFmDYPjXpAA7uq4l4zHxVdnZpRFtO/ualVI+UUQMouAIjdhE
7GNwvw5V0CegEq4mTEXQL3CPpq1tptzinCVd+fbK4Ow4ZmmEs3KrUzTPZAs3eVzIYN5K4oFulbIb
5c6vikn5C1KlHMb/M1X0fgI3BSuB9oAP17gCI52vbY8LFXGoQmlE/b6AxsHUDogWuIuFaQgquEw2
/wU51P9tzlkaJq3hwKf2aYgEhf1IRYKQPShLJvpOIVbP9i5LkmWETESVxJWpFXtEDgkb6hq4qvd2
D0UQ6qaaZGXA4E7Gn/ueZdAo1E1OOd+cGlLsvTYH/unOxyYzKOXWYdPQ5PYvRKzYVe16szzfe8uK
6IlZm9XIswKYlbaCVpb2rynCObdaW7HmNF5u5sKBF+c1hsGiIUrhvgfpP7D/UeEz+2VCb6hDvg+1
FcGHBk0Mwgai+pJtPJAukHZwBI2THbTBpElZ02atk7ZavllfcKdb8D1hbC3ZWfx9TmMXzZnLzsnF
izR2ZmHH1nZsoanBsydTFIbG+UHGOMZ80ip/deKje+DoLbjfnzAlTTDBNyWBofUcmDyA5LcczdKN
vwAAAP//AwBQSwMEFAAGAAgAAAAhAA3RkJ+2AAAAGwEAACcAAAB0aGVtZS90aGVtZS9fcmVscy90
aGVtZU1hbmFnZXIueG1sLnJlbHOEj00KwjAUhPeCdwhvb9O6EJEm3YjQrdQDhOQ1DTY/JFHs7Q2u
LAguh2G+mWm7l53JE2My3jFoqhoIOumVcZrBbbjsjkBSFk6J2TtksGCCjm837RVnkUsoTSYkUigu
MZhyDidKk5zQilT5gK44o49W5CKjpkHIu9BI93V9oPGbAXzFJL1iEHvVABmWUJr/s/04GolnLx8W
Xf5RQXPZhQUoosbM4CObqkwEylu6usTfAAAA//8DAFBLAQItABQABgAIAAAAIQCCirwT+gAAABwC
AAATAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAABbQ29udGVudF9UeXBlc10ueG1sUEsBAi0AFAAGAAgAAAAhAKXW
p+fAAAAANgEAAAsAAAAAAAAAAAAAAAAAKwEAAF9yZWxzLy5yZWxzUEsBAi0AFAAGAAgAAAAhAGt5
lhaDAAAAigAAABwAAAAAAAAAAAAAAAAAFAIAAHRoZW1lL3RoZW1lL3RoZW1lTWFuYWdlci54bWxQ
SwECLQAUAAYACAAAACEAlrWt4pYGAABQGwAAFgAAAAAAAAAAAAAAAADRAgAAdGhlbWUvdGhlbWUv
dGhlbWUxLnhtbFBLAQItABQABgAIAAAAIQAN0ZCftgAAABsBAAAnAAAAAAAAAAAAAAAAAJsJAAB0
aGVtZS90aGVtZS9fcmVscy90aGVtZU1hbmFnZXIueG1sLnJlbHNQSwUGAAAAAAUABQBdAQAAlgoA
AAAA
------=_NextPart_01C7A121.FDD9CA90
Content-Location: file:///C:/A748DA37/ShuroNetBayaan230507_files/colorschememapping.xml
Content-Transfer-Encoding: quoted-printable
Content-Type: text/xml