SomalilandLaw.com Comments on Somaliland Legal News: August 2006                                

 

TRANSFER OF JUDGES IN SOMALILAND COURTS

(Source:  www.SomalilandFuture.com )

10 August  2006


The Ministry of Justice announced the following appointments of judges of the lower courts made by the Judicial Commission.

KU SHAANDHAYNTA GARSOORAYAASHA MAXKAMDAHA HEESE EE SOMALILAND.
Hargeisa ( Somaliland Future ) Wasaaradda Cadaalada Somaliland ayaa maalintii shalay soo saartay isku shaandhayn iyo xilka-qaadis garsoorayaasha Maxkamadaha Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland.

Sidaasi darteed, Garsoorayaasha iskushaandhaynta lagu sameeyey waxay kala ahaayeen sidan.

A. Siciid Mohamed Cabdi, Garsooraha Maxkamadda Degmadda Gobolka Hargeisa.
B. Sh. Mohamed Dubad Garsooraha Maxkamadda Gobolka Saaxil.
C. Ahmed Saleebaan Geele, Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Caynabo.
D. Mohamed Rashiid X. Bulxan, Garsooraha Maxkamada Degmadda Hargeisa.
E. Ahmed Askar Xasan, Guddoomiyaha Maxkamadda Gar-adag.
F. Ahmed Aadan Mire, Garsooraha Maxkamadda Degmadda Ceel-afweyn.
G. C/qaadir C/laahi yuusuf, Garsooraha Maxkamada Degmadda Bali-dhiig.
H. Aadan Macalin Xisri, Garsooraha Maxkamadda Degmada Caynabo.
I. Sh. Mohamed Sh. Dayib Sh. Aadan, garsooraha Maxkamadda Degmada figi-fuliye.
J. Mohamed C/laahi Kaariye, Garsooraha Maxkamadda Degmadda Daarasalaam.


Ansixin bedel iy magacaabid.

1. Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Hargeisa C/rashiid Mohamed Xirsi.
2. Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaan Gobolka Saaxil, Ahmed Diiriye Qaalib.
3. Garsooraha Maxkamada Rafcaanka Gobolka ogdheer, Aadan Jaamac saleebaan.

Xubanaha loo bedelay mansabyadda kale:-

1. Ahmed Saleebaan Geele waxa loo bedelay Garsooraha Maxkamadda Gobolka SOOL.
2. Aadan Macalin Xirsi waxa loo bedelay Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Caynabo.

Isku-shaandhayntan Garsoorayaasha ee ka soo baxday wasaaradda Cadaaaladda Somaliland, waxa ku sexeexnaa wasiirka cadaalada Md. Ahmed Cali Xasan ( Casoowe ).

Somaliland Future Online
Hargeisa
Mohamed Mohamoud Haashi